
Shirka barayaasha afka hooyo ee wadamadda waqooyiga Yurub ayaa sannadkan 2018 lagu qaban doonaa Dugsiga Alazher ee ku yaalla xaafadda Vällingby ee magaalada Stockholm. Waxaa sannadkan shirka marti inoogu ah dad aqoon u leh cilmiga waxbarista iyo taariikhda luqada soomaaliyeedba.