Siminaarka macallimiinta ee 2021!

Waxaa uu ururka macallimiinta afka hooyo ee Sweden kana ah masuul bogga www.waxbarasho.se  idin ogeysiinayaa dhammaan dadka ku nool waqooyiga yurub kana shaqeeya luqadda afsoomaaliga ee lagu dhigo dugsiyada heerarka kala duwan in sannadkan 04 noofember 2021 uu qabsoomi doono siminaarkii aqoon kororsiga ahaa ee ku taxaluqay luqadda afsoomaaliga. Seminaarku wuxuu ku bixi doonaa aaladda la iska arko… Read More »

Siminaarkii macallimiinta waqooyiga Yurub 2020 oo sanadkan baaqday!

Waxaa baaqday oo aan sanadkan 2020 ka qabsoomayn siminaarkii sanadlaha ahaa ee macallimiinta afka hooyo ee wadamada waqooyiga Yurub, caabuqa Covid19 dartiis. Waxa aan kula talineynaa dhammaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogtaba in ay raacaan tallooyinka ay dhakhaatiirtu iyo hayadaha caafimaadku usoo jeedinayaan, ilaahayna ha ina badbaadiyo. Naftaada badbaadi iyo tan umadda kula noolba. mahadsanid! Ma… Read More »

Seminarium för somaliska modersmålslärare i Norden 2019

31 okt – 2 nov 2019 Seminarium för somaliska modersmålslärare i Norden Seminariet riktar sig till somaliska modersmålslärare verksamma i Norden och även till alla som är intresserade av utvecklingen av somaliska språket. Seminariets mål är att diskutera utvecklingen av modersmålsundervisning i skolan och försöka svara på frågorna som:-  Språkstruktur, praktiska undervisningsmetoder Kultur och samhälle, Maay språket Hur kan modersmålslärare… Read More »

Siminaarkii macallimiinta afka hooyo ee wadamada waqooyiga Yurub oo la soo gabagabeeyey

Siminaarkii barayaasha ee bishii hore oo la soo…….   Waxa horraantii bishii Nofember ee sannadkan 2018ka ku soo gabagaboobay magaalada Stockholm ee carriga Sweden aqoon-is-weydaarsi sanadle ah oo ay yeeshaan barayaasha af-Soomaaliga ee qaybo ka mid ah dalalka dhaca Waqooyiga Yurub (Sweden iyo Finland). Kulankaas aqoon-is-weydaarsi oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Barayaasha af-Soomaaliga ee magaalada Stockholm ayaa ahaa… Read More »

SEMINARIUM FÖR SOMALISKA MODERSMÅLSLÄRARE/STUDIEHANDLEDARE I NORDEN 2018

1-3 NOVEMBER 2018 SEMINARIUM FÖR SOMALISKA Anmäl dig här/ halkan ka dalbo….  https://goo.gl/forms/65oIgV4pWoG5dwls2 MODERSMÅLSLÄRARE/STUDIEHANDLEDARE I NORDEN Seminariet riktar sig till somaliska modersmålslärare verksamma i Norden och även till alla som är intresserade av utvecklingen av somaliska språket. Seminariets mål är att diskutera utvecklingen av modersmålsundervisning i skolan och försöka svara på frågorna som:- • Hur kan språket och… Read More »

Shirkii sannadlaha ahaa ee barayaasha afka hooyo oo la qaban doono

Waxa bishan oktoobar la qaban doonaa shirkii sannadlaha ahaa ee barayaasha afka ee wadamadda waqooyiga Yurub. Shirkaas oo muddo dhowr sanno ah hakaday ama aan la qaban ayaa hadda dib loo bilaabay ka dib markii macallimiin soomaaliyeed ay iska xil saareen qabashada shirka. waxa sannadkan la marti qaaday Cabdalla Cumar Mansuur oo bare ka ah jaamacad ku taal… Read More »