Monthly Archives: december 2018

Siminaarkii macallimiinta afka hooyo ee wadamada waqooyiga Yurub oo la soo gabagabeeyey

Siminaarkii barayaasha ee bishii hore oo la soo…….   Waxa horraantii bishii Nofember ee sannadkan 2018ka ku soo gabagaboobay magaalada Stockholm ee carriga Sweden aqoon-is-weydaarsi sanadle ah oo ay yeeshaan barayaasha af-Soomaaliga ee qaybo ka mid ah dalalka dhaca Waqooyiga Yurub (Sweden iyo Finland). Kulankaas aqoon-is-weydaarsi oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Barayaasha af-Soomaaliga ee magaalada Stockholm ayaa ahaa… Read More »