Fasallada 7_9

Halkan waxaad ka helaysaa muqararka ardayda dhigata fasallada 7-aad ilaa 9-aad. Kaas oo aanu ugu talagalnay inuu macallinku ka tixraaco muqarar sannadeedkiisa. Macallinku waxna waa ka bedallan  karaa waxna wuu ku darsan karaa. Waa muqarar furan. Taas waxaan uga jeednaa in macallinku diyaarsan karo casharo ku habboon fasallada uu wax u dhigayo, isagoo hadba ka duulaya heerka ardaydu joogto.

Guji halkan  muqararka ama qiimeyn fasallada 7-aad oo PDF-ah
Guji halkan  muqararka fasallada 7-aad oo Excel-ah

Guji halkan  muqararka ama qiimeyn fasallada 8-aad oo PDF-ah
Guji halkan  muqararka fasallada 8-aad oo Excel-ah

Guji halkan  muqararka ama qiimeyn fasallada 9-aad oo PDF-
Guji halkan  muqararka fasallada 9-aad oo Excel-ah