Monthly Archives: oktober 2021

Siminaarka macallimiinta ee 2021!

Waxaa uu ururka macallimiinta afka hooyo ee Sweden kana ah masuul bogga www.waxbarasho.se  idin ogeysiinayaa dhammaan dadka ku nool waqooyiga yurub kana shaqeeya luqadda afsoomaaliga ee lagu dhigo dugsiyada heerarka kala duwan in sannadkan 04 noofember 2021 uu qabsoomi doono siminaarkii aqoon kororsiga ahaa ee ku taxaluqay luqadda afsoomaaliga. Seminaarku wuxuu ku bixi doonaa aaladda la iska arko… Read More »