Shirkii barayaasha afka hooyo oo sannadkan ka dhacaya Stockholm Shirka barayaasha afka hooyo ee wadamadda waqooyiga Yurub ayaa sannadkan 2018 lagu qaban doonaa Dugsiga Alazher ee ku yaalla xaafadda Vällingby ee magaalada Stockholm.