Siminaarka macallimiinta ee 2021!

By | 15 oktober, 2021

Waxaa uu ururka macallimiinta afka hooyo ee Sweden kana ah masuul bogga www.waxbarasho.se  idin ogeysiinayaa dhammaan dadka ku nool waqooyiga yurub kana shaqeeya luqadda afsoomaaliga ee lagu dhigo dugsiyada heerarka kala duwan in sannadkan 04 noofember 2021 uu qabsoomi doono siminaarkii aqoon kororsiga ahaa ee ku taxaluqay luqadda afsoomaaliga. Seminaarku wuxuu ku bixi doonaa aaladda la iska arko ee ”ZOOM”, kaasoo uu marti inoogu yahay professor Morgan Nilsson. Waa bare wax ka dhiga jaamicadaha dalkan Iswiidhan, khaasatan magaalada Göteborg. Siminaarku wuxuu bilaaban doonaa maalinta khamiista ah ee bishu ay tahay 4 noofember. Hoos waxaad ka heli kartaa khadka aad ku soo gelayso iyo wixii macluumaad ah.

Mawduucu waa: Dhismaha falalka af soomaaliga iyo sida loo isticmaalo

Yaan la moogaan oo laga maqnaan, qofwalibaaba ha gaarsiiyo qofka kale ee saaxiibkiis ah.

Ämne: Somaliskans verbformer och deras användning

Dag och tid: torsdag 4 november 09:30-11:30

Mötesrummet är öppet från kl. 09:00

Klicka för att delta: https://gu-se.zoom.us/j/66973162933?pwd=NGRsdWZEc0k0ZHRzRDA2bDZLV0xRdz09

Mötets ID: 669 7316 2933

Lösenord: 318673

Wixii faahfaahin ah oo intaas dheer kala xiriir:

Baaba Ciise : 0736593316

Cabdullaahi Cali Salaad : 0736213550

Axmed Sabriye Gaabaw: 0737171282

Tirokoob gaaban!

https://forms.gle/behX2ahkRPX6owfr6

Lämna ett svar

Din e-postadress kommer inte publiceras. Obligatoriska fält är märkta *