Monthly Archives: september 2020

Siminaarkii macallimiinta waqooyiga Yurub 2020 oo sanadkan baaqday!

Waxaa baaqday oo aan sanadkan 2020 ka qabsoomayn siminaarkii sanadlaha ahaa ee macallimiinta afka hooyo ee wadamada waqooyiga Yurub, caabuqa Covid19 dartiis. Waxa aan kula talineynaa dhammaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogtaba in ay raacaan tallooyinka ay dhakhaatiirtu iyo hayadaha caafimaadku usoo jeedinayaan, ilaahayna ha ina badbaadiyo. Naftaada badbaadi iyo tan umadda kula noolba. mahadsanid! Ma… Read More »