Shirkii sannadlaha ahaa ee barayaasha afka hooyo oo la qaban doono

By | 13 april, 2017


Waxa bishan oktoobar la qaban doonaa shirkii sannadlaha ahaa ee barayaasha afka ee wadamadda waqooyiga Yurub. Shirkaas oo muddo dhowr sanno ah hakaday ama aan la qaban ayaa hadda dib loo bilaabay ka dib markii macallimiin soomaaliyeed ay iska xil saareen qabashada shirka. waxa sannadkan la marti qaaday Cabdalla Cumar Mansuur oo bare ka ah jaamacad ku taal dalka Talyaaniga.

Lämna ett svar

Din e-postadress kommer inte publiceras. Obligatoriska fält är märkta *